Dhageyso: Dadka kalluumeysatada ah ee ku nool deegaanka Goobweyn oo ka cabanaya kalluun yari ka jirta deegaanka.

139

Kalluumeysatada deegaanka Goobweyn oo sheegay in ay soo food saartay shaqa yare ka dib markii uu yaraaday mallaaygii laga heli labada biyo ee deegaanka badda iyo wabiga isla markaasina ay hadda wax shaqo ah heyn.

Aweys Cali Abiikar oo ka mid ah kalluumeeysatada deegaanka ayaa noosheegay in hadda uu san heyn wax uu ku dabaro nolosha qoyskiisa uuna hadda raadinayo fursad kale tan iyo inta laga baxayo bad xiranka xilliyada xagaaga ka billoowdo xeebaha gobolka Jubada Hoose.