
Cali ibrahim qoobey ( Cali Ceel-joog ) oo ah khawaarij mudda ka tirsanaa argagixisada ayaa maanta isku Soo dhiibay ciidanka Xogga dalka ee fadhigoodu yahay Deegaanada Mesewagaaa.
Khawaarijkan oo mudda 2 Sano ka tirsanaa argagixisada ayaa kaga biiray degmada galcad waxa uu tababaro kala duwan ku Soo qaatay degaan u dhexeya Sakow iyo Bu,aale.
Cali Ceel-joog ayaa marka uu u adkeysan waayay Dan darada duurka ka jirto waxa ayna naftu biday inuu isku dhiibo Ciidanka dawladda waxa uuna argagixisada u qaabilsanaa Jabhadaha.


