
Xog-hayihii hore ee dowlada Hoose, ee maamulka degmada Ceelwaq ee gobalka Gedo mudane Ibraahim Caamir Cali ayaa maanta xilka ku wareejiyey xog-hayaha cusub ee dhawaan ay soo magacowday Wasaarada Arrimaha Gudaha ee Dowladda Jubaland, Maxamed Dhuubow Samatar.
Madasha Xil wareejinta ayaa waxaa goob ka ahaa Wasiirka Wasaarada Dekadaha & Gaadiidka Badda ee dowladda Jubaland, Suleiman Maxamed Maxamuud, Wasiiru-dowlaha Wasaarada Amniga Jubaland Maxamed Cabdi Kaliil, Taliyaha ciida…
Wax badan arag




