
Madaxweyne ku xigeenka Koowaad ee Jubbaland mudane Maxamuud Sayid Aadan oo ay waheliso Saido mohamed Musciid Maareeyaha Wakaalada Jidadka ee Jubbaland ayaa Magaalada Nairobi
ee Dalka Kenya kulan kula qaatay Masuuliyiin ka tirsan Company laga leeyahay Dalka Shiinaha.
Shirkan ayaa daarnaa Dhismaha Wadooyinka iyo Buundooyinka Jubbaland, Kulkan ayaana soo idlaaday iyada oo la isla meel dhigay arrimihii laga wada hadlayay.


