Dhageyso:Dadka ka ganacsada dharka loo yaqaano Hudheyda ee magaalada Kismaayo oo suuq xumo ka cabanaya.

340

 

Hoos udhac aad u baraalan ayaa laga dareemay iibsashada dharka hudheyda ee lagu iibiyo Suuqayada Magaalada Kismaayo kuwaasi oo si aad ah loo iibsan jiray inta aysan bilan bisha barakeysan ee ramadaanka

Dadka iibsada dharka Huudheyda ah ayaa u badan dadka dan yarta ah ee aan laheyn awood dhaqaale oo ay ku iibsadaan dhar cusub.

Hase yeeshee kaligood ma aha dadka jecel dharka noocaas ahi, ee waxa jira dad badan oo ladan oo iibsada dharka hudheyda , waxaanay ku doorteen tayada dharkaas oo aad u fiican, iyo qiimaha macquulka ah ee lagu iibiyo

Hada oo ay fooda nagu soo  food  heyso maalinta ciidul fitriga oo ay bulsha intooda awoodo ay jecel yihiin in ay iibsadaan dhar cusub oo ay maalinta ciida ku lebistaan ayaa waxaa jira in dharka hudheeyda ah hoos u dhac uu ku yimid iib sigooda sida ay sheegeen qaar ka mid ah dadka ka ganacsado iibinta hudheyda

 

Hoos u