Madaxweynaha maamulka Hirshabelle oo Xilkii ka qaaday Gudoomiyihii Gobolka

417

Madaxweynaha maamulka Hirshabelle Mudane Cali Cabdullahi Xuseen Guudlaawe ayaa Xilkii ka qaaday Gudoomiyihii Gobolka Hiiraan Cabdullahi Axmed Maalin Sufuroow,

waxaana Xilkaasi lagu Badalay Muuse Salaad wehliye oo ahaa wasiirka Gaadiidka iyo Duulista hawada maamulka Hirshabelle