Madaxweynaha Dowladda Jubaland oo kulanka Golaha Wasiiradda shir gudoomiyay

279

Madaxweynaha Dowladda Jubaland Mudane Axmed maxamed islaam ayaa maanta shir gudoomiyay kulanka Golaha Wasiiradda oo lagaga hadlay qodobo ay kamid yihiin, arrimaha amniga, dhaqan galintii xeerka Shaqaalaha Ajaanibta, isbadalka Cimilada, xaalada guud ee Siyaasada dalka iyo qodobo kale.