Shirkan Jaraa’id Ee Xildhibaan Ismaaciil Keeroow Oo Galaha wakiilada Jubbaland Kamid ah Ayuu Uga Hadlay Qodobo Dhawr Ah sidda Amaanka Dagaalka Argigixsadda Al-Shabaab, Khatarta Weeraradda Argigixsadda Inta Lagu Gudda Jirra Bisha Barakaysan.
Xildhibaanka ayaa Carabka Ku Dhuftay inay muhiim tahay shacabka iyo Dawladda inay iska Kaashadaan Adkaynta Amaanka mudada Lagu Gudda Jirra bisha ramadaan Xilli inta badan argagixisada Ay weeraro gaystaan Si looga Feejignaado Khatarta Argigixsadda.
Dhanka kale Xildhibaan Keeroow ayaa shacabka Jubbaland ugu baaqay inay isgarab qabtaan inta lagu gudda jirra Bisha Barakaysan Ee Ramadan maadaama ay jiraan dad nugul oo ay ku adag tahay maareynta noolasha, waxaana uu sheegay inay muhiim tahay u istaagidda dawlad iyo shacabka inay garab qabtaan dadka dantayar.
Guud Ahaan haayadaha amaanka ayuu ku amaanay dawrka wanaagsan Ee ay ka qaadanayaan sugidda amniga deegaanada Jubbaland.