
ku soo dhawaada dhageystayaal barnaamij gaar ah oo looga hadlayo kobcinta talaabooyinka ee taageerada naas-nuujinta
waxaana ka qeeb galay DR maxamed maxumed xasan xiirey oo ah madaxa fayadhowrka ee wasaarada cafimaadka jubbaland
waxaana barnaamijka soo jeedinaya abdirisaaq wadani