Madaxweyne kuxigeenka 2-aad oo kormeyr ku tegay buundo burbur weyn ugeysteey roobabki daadadka watay,

391

Madaxweyne kuxigeenka 2-aad ee dowladda Jubbaland Cabdiqaadir Xaaji Maxamuud oo ay weheliyaan xubno ka mid ah golaha Wasiirada Jubbaland iyo saraakiil ciidan ayaa maanta,

kormeyr ku tegay buundada Farwaamo oo ku taala duleedka waqooyi ee Magalada Kismayo taasi oo burbur lexeed leh ay u geysteen daadadkii roobka deyrta iyo fatahaadii Webbiga Jubba