Ra’iisul Wasaare Xamsa oo daahfuray Shirka Aminga Caasimadda

470
Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa Muqdisho maanta ka daahfuray shirka soo badhigidda horumarka iyo guulaha laga gaaray amniga Caasimadda sanadka 2023-ka
Shirka waxaa ka qeybgalay Wasiirro,xildhibanno katirsan labada gole ee Baarlamaanka soomaaliye,taliyaha ciidanka iyo marit sharaf kale,kuwa oo dhammaan bogaadiyay guulaha la gaaray sanadkan sii dhamaanayo amniga caasimadda,
Kusimaha wasiirka Amniga gudaha ahna waiir kuxigeenka wasaaradda amniga < gudaha XFS Maxamed Cali Xagaa oo goobta ka hadlay ayaa shegay in guulaha la gaaray ay ahayd mid siwadajir ah dowlad iyo shacaba looga wada shaqeeyay,loona baahanyahy in halkaa laga sii wado,
”sannadka 2024 waxaa looga baahanyahay qof kasta inuu sii laba jibaaro harumarinta Amniga iyo la dagaallanka Khawaarijta”.<span;>Wasiir Xagaa
Taliyaha Ciidanka Boliiska soomaaliya sareeyo Guuto, Sulub Axmed Firin ayaa isna yiri “Dagaalka Khawaarijta waxa nagu dhiirri geliyay shacabka Soomaaliyeed