Barnaamij gaar ah oo looga hadlayo sidee qashinka la isaga asturi karaa Q 10 aad

315

ku soo dhawaada dhageystayaal barnaamij gaar ah oo ku saabsan sida qashinka la,isaga asturo iyo gacma dhaqana loogu dadaali karaa

Barnaamijka  waxaana ka qeeb galay DR maxamed maxumed xasan xiirey oo ah madaxa fayadhowrka ee wasaarada cafimaadka jubbaland

waxaana soo jeedinaya abdirisaaq wadani