Gudoomiyaha Arimaha Bulshada Baladweyne oo Sheegay in Hal Qof Gaajo Ugu Geeriyooday Magaalada,

486
default
Gudoomiyaha Arimaha Bulshada Dagmada Baladweyne Ee xarunta Gobolka Hiiraan Cabdiwaajid Cumar Nuuriyow Oo Wareesi Gaar ah Siiyay Radio kismaayo ayaa Sheegay in Hal Qof Gaajo Ugu Geeriyooday Magaalada Baladweyne Ka dib Markii Magalaada Baladweyne ay Kala Xereen Fatahaada Wabiga Shabeele,
Gudoomiyaha ayaa Sheegay in ay Wadaan Gurmad lagu samatabixinayo Bulshada ay saameesay Fatahaada Wabiga Shabeele,