Barnaamij gaar ah oo looga hadlayo qaabka uu qofka isku miisaami karo si uu qofka ugu hortago nafaqadari Q 6 aad

279

ku soo dhawaada dhageystayaal barnaamij gaar ah oo looga hadlayo  qaabka uu qofka isku miisaami karo si uu qofka ugu hortago in uu ku dhaco nafaqadiri  waxaana ka qeeb galay DR maxamed maxumed xasan xiirey oo ah madaxa fayadhowrka ee wasaarada cafimaadka jubbaland

waxaana soo jeedinaya abdirisaaq wadani