Wasiirka Cadaaladda ee XFS oo soo xiray kulan wadatashi ah oo looga hadlayay ๐ ๐ž๐ž๐๐ข ๐ฌ๐จ๐œ๐จ๐๐ค๐š ๐ก๐š๐ง๐ง๐š๐š๐ง๐ค๐š ๐๐จ๐จ๐ซ๐š๐ฌ๐ก๐จ๐จ๐ฒ๐ข๐ง๐ค๐š dalka

451

Wasiirka wasaaradda Cadaaladda iyo Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Macallin oo soo xirayย ๐Š๐ฎ๐ฅ๐š๐ง ๐–๐š๐๐š๐ญ๐š๐ฌ๐ก๐ข ๐ข๐ฒ๐จ ๐…๐š๐š๐ก๐Ÿ๐š๐š๐ก๐ข๐ง ๐ ๐ž๐ž๐๐ข ๐ฌ๐จ๐œ๐จ๐๐ค๐š ๐ก๐š๐ง๐ง๐š๐š๐ง๐ค๐š ๐๐จ๐จ๐ซ๐š๐ฌ๐ก๐จ๐จ๐ฒ๐ข๐ง๐ค๐š ๐‰๐š๐ฆ๐ก๐ฎ๐ฎ๐ซ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ๐…๐ž๐๐ž๐ซ๐š๐š๐ฅ๐ค๐š ๐š๐ก ๐ž๐ž ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š(๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ๐ค๐š ๐†๐–๐) ๐ž๐ž ๐Œ๐š๐ฒ ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ‘,ย ayaa ugu horreyn uga mahadceliyay Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Soomaaliya hirgelinta kulanka, isaga oo ka hadlay in dowladda ay u dhaqaaqday geedi socodka doorashada isla markaana ay madaxda ka muuqato ka goโ€™naanshiyaha geedi socodkaas.

โ€œHimmilada shacabka Soomaaliyeed waa in codkooda la maqlo, sidee lagu gaarsiiyaa arrinkaas waa doodda jirtay, waddadii in la hayo ayaa ii muuqataโ€ ayuu ka mid ahaa kelmaddda Wasiir Xasan Macallim.

Ugu dambeyntii, Wasiirka Cadaaladda iyo Dastuurka mudane Xasan Macallim waxaa uu sheegay in golaha Wadatashiga qaran ay soo jeediyeen wax ka badalka dastuurka laakin ay taasi u taalo heyโ€™adaha ay khuseyso iyo shacabka.