Barnaamijka gaar ah oo looga hadlayo naqadarida iyo shaacinta mowdhucyada looga hadlayo habeen walbo Q 1AAD

352

ku soo dhawaada dhageystayaal barnaamij  gaar ah oo looga hadlayo naqadarida iyo shaacinta mowdhucyada looga hadlayo habeen walbo

Barnaamijka  waxaana ka qeeb galay DR maxamed maxumed xasan xiirey oo ah madaxa fayadhowrka ee wasaarada cafimaadka jubbaland

waxaana soo jeedinaya abdirisaaq wadani