Madaxweynaha Dowlad Gobolledka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen oo qaabilay Gudiga Gurmadka Fatahaadaha Koonfur Galbeed ayaa ka dhagaystay Warbixin ku saabsan Dadaalkooda ku aadan Ugurmashada Dadka Saameynta ku yeeshay Fatahaadka Biyaha ee ku nool guud ahaan Koonfur Galbeed,
Madaxweyne Laftagareen ayaa Gudiga Gurmadka Fatahaadaha ku Wareejiyey Deeq Lacageed oo ugartay in Gargaar lagu Gaarsiiyo Dadka Saameynta ku yeeshay Fatahaadka Biyaha ee ku nool Magaalada Baydhabo ee Gobolka Baay,