Khawariijta AL-shaabaab oo weraar ku qaday Xaruun ay ledahay Shiirkada Hormuud oo ku talla ceelasha biyaaha,

493
Khawaarijta arxan laawayaasha ah ayaa Xalay fiidkii hore Bam Gacmeed ku tuuray BTS ay shirkadda isgaarsiinta Hormuud Telecom ku leedahay deegaanka Muusaaaley ee Ceeelasha biyaha, inta la ogyahay ma jiraan wax khasaare nafeed ah oo ka dhashay dhacdadan,
Weerarkan ayaa dhacay wax ka yar 24 saac kadib qarax noociisa lagu sheegay miino jidka lagu aasay oo habeen hore ka dhacay ka soo horjeedka laan ay shirkadda Hormuud ku leedahay degmada Deyniile gaar ahaan agagaarka xero Jarmalka.
Sida la xaqiijiyey ma jiraan wax khasaaro nafeed ah uu sababay Qaraxaasi,
waxaase burbur xooggan uu gaadhay dhismaha xarunta. Dadka deegaanka ayaa si wayn ugu tiirsan adeegga ay xaruntani bixiso.
Kooxaha Khawaarijta ah ayaa si joogto ah u beegsada xarumaha Ganacsi ee ay dadka shacabka leeyihiin,
iyagoo goor walba u taagan curyaaminta Ganacsiga koraya ee bulshada Soomaaliyeed
dhacdaadani maa ahan miid ugu horeeysaay ee ay Khawaarijta kula kacan gobaha muhiimka uu ah shacabka soomaaliyeed Arxan laawayaasha ee u Gabalkoodu sii dhacayo
Ayaa har iyo habeen ku howlan dhiibataaynta Umada soomaaliyeed,