Wafdi ka Socday Wasaaradda Haweenka XFS oo ka qeybgalay Shirka dowladaha Jaamacadda Carabta

423

-Wafdi ay hoggaamineeyso Agaasimaha Waaxda Caruurta ee Wasaarada Haweenka iyo Horumatint Xuquuqda Aadanah ee dowlada Federaalka Soomaaliya Mudan Faaduma Maxamad Cali iyo  Lataliye Sare ee Wasaarada Haweenka  Xamz Shiikh Xuseen  ayaa ka qeeyb galay Shirka dowladaha Jaamacadda Carabta maanta uga  farmay Dalka Boqortoyada Sucuudi Carabiya Magaalo Madaxdiisa  Riyaad

Shirkaan ayaa waxaa looga hadlayaa Caafimaadka Haweenka Carabta iyadoo oo diirada lagu saaraayo sida lagu yareey lahaay dhibaatada  ( Cudurka Kansarka Haweenka uga dhaca Naasaha iyo Minka)

Sidoo kale Kulankaan ayaa lagu soo bandhigay Daarasado iyo Cilmi baariis ku Aadan dhibaatada Cudurkaan uu Haweenka Caalamka ku haayo gaar ahaan Haweenka  Carabta.