Jubbaland oo hormuud u ah Khayraadka Dalxiis Dalkeena uu leeyahay

542
default

 

Maanta oo ah 13 ka September waxay ku beegan tahay Maalinta Dalxiiska Soomaaliya, Dowladda Soomaaliya ayaa sanadkii 2017-kii u aqoonsatay in 13-ka bisha Sabtember sannad walba in ay tahay maalinta dalxiiska Soomaaliya, ujeeddaduna waxa ay tahay sidii loo dhiirrigelin lahaa dalxiiska gudaha ee Soomaaliya.
Soomaaliya waxay leedahay kheyraad fara badan oo dhinaca dalxiiska ku wanaagsan, dhammaan gobollada dalkuna waxay leeyihiin goobo u diyaarsan dalxiiska una baahan oo keliya maalgashi in lagu sameeyo.
Jubbaland ayaa hormuud u ah Khayraadka Dalxiis ee Dalkeena uu leeyahay, Goobaha ay caanka ku tahay Jubbaland waxaa ka mid ah deegaanka Goobweyn oo ah halka ay isaga daraan webiga Jubba iyo badweynta India, Sidoo kale Jubbaland waxay caan ku tahay Jasiirado ku wanaagsan dalxiiska, Dhul beereed iyo Xeebo qurux badan.

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

default
default
default
default
default
default
default
default
default