Hay’adda midnimada haweenka Soomaaliyeed ee SWSO ayaa magaalada Kismaayo ku qabatay kulan dood wadaag ah oo looga hadlayay saameynta uu maandooriyuhu ki leeyahay Nabadda.
Dood wadaagga ayaa si cilmiyaysan
looga dooday dhibaatada uu dhallinyarada ku hayo maandooriyaha iyo tallaabooyinka lagama maarmaanka ah si loo hakiyo isticmaalka Maandooriyaha.
Hoos ka dhageeyso warbixinta;