Shir laga sheegay dib u eegida shaqooyinka hay’adaha oo lagu qabtay Degmada Doolow .

478
Xubno Kantirsan Golaha Wasiirada Dowlada Jubbaland ayaa kulan la qaatay
Hay’adaha ka Howgala degmada Doolow ee Gobolka Gedo, Shirkan ayaa sidoo waxaa Goob Joog ahaa Maamulka Gobolka Gedo iyo kan Degmada Doolow, iyadoona kulanka lagu falanqeeyay sida ugu haboon ee ay hay’adaha degmada ka howl gala shaqooyinkooda u xoojin karaan shacabkana ugu adeegi karaan.
Xubnaha Golaha Wasiirada Jubbaland ayaa Hay’adaha ugu baaqay in ay si Wanaagsan uga qayb qaataan Samata bixinta Dadka ay abaaruhu Saameeyeen ee ku nool Degmada Doolow ee Gobolka Gedo.