aliyaha Ciidanka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto. Sulub Axmed Firin oo shir guddoomiyay shirka Taliyeyaasha Hoggaamada iyo Fadhiyada Madaxa banaan, ayaa faray sugida Amniga maalmaha Ciida, goobaha la isagu imaanyo sida Masaajida, Beeraha, Xeebaha iyo Goobaha kale ee damaashaadka Ciida ee gudaha Caasimada iyo nawaaxigeeda.
Sidoo kale, Todobaadka Xuriyada oo noo harsantahay 1 da Luuliyo in iyadana sidoo kale la sugo Amnigeeda, lana xaqiijiyo badqabka ummadda.