Dhageeyso: Madaxweynaha Jubbaland oo ku baaqay in nabad galyo lagu dhameeyo xaalada magaalada Garoowe

507

Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa tacsi u diray ehelada dadkii ku waxyeeloobay dhacdooyinka ka dhacay Magaalada Garowe ee Caasimada Puntland.

Madaxweynaha ayaa ugu baaqay masuuliyiinta Dowlada, odayaasha dhaqanka iyo qeybaha kala duwan ee bulshada puntland inay u istaagan sidii miiska wada hadalka loogu dhamayn lahaa kala aragti duwananshaha sababay gacan ka hadalka.