
Wasaaradda Amniga Gudaha Hirshabelle oo ka duuleysa go’aamadii laga gaaray la dagaalanka Al-Shabaab ayaa cadeysay in cidkasta oo la shaqeysa, utagta ama u hogaansanta awaamiirtooda ay ku xukun yihiin Al-Shabaab.
Qoraal kasoo baxay Wasaaradda Amniga Hir-Shabaab ayaa guud ahaan Shacabka iyo cidkasta oo kunool degaannada Hir-Shabeelle uga digtay la macaamilka Al-Shabaab.


![Dhagayso: Fariin Wacyigelin ah oo ku Saabsan Ramadaan-ka [afternoon]](https://radiokismayo.so/wp-content/uploads/2026/03/iftar-696x337-1-218x150.jpg)







