Xarardheere oo shan iyo taban sono ka dib loo fasaxayo adeegii interneedka ka dib markii kooxda nabadiidka Alshaab laga saaray halkaasi

557

Wasiirka wasaarada warfaafinta galmudug Abshir abdi shiiqow  oo ku sugan degmada xarardheere ayaa waxa uu ka warbixyya  qorsha guud Ee xiga qabashada degmada Xarardheere

Waxaa degamadaa ku sugan masuuliyiin ka  tirsan galmudug oo ugu sareeyo  Madaxweynaha galmudug Axmed cabdi kaariye  {qoor qoor} wasiiro iyo xildhibaano heer Faderaal iyo kuwa galmudug

Wasiirka waxa uu sidoo kale ka hadlay kulumo gar gaar oo ay laqaateen madaxda Shirkadaha isgaarsiinta iyo kuwa bixiya adeegyada korontada iyo biyaha iyagoo kawada Hadlay in magaalada  dib loogu fasaxo adeegyadaasi

Dhanka kale  wasiirka warfaafinta galmudug waxa uu Radio kismayo u Sheegay in hadda Dowladu ka shaqeenayso sidii dib magaalada loogu soo celin lahaa  dadkii ka barakacay Degmada

Sidoo kale waxa uu intaa ku daray   in xarardheere 15 sano ka dib loo fasaxo adeegii internedka  ka dib markii Alshaab ay hakiyeen adeega internedka

Cabdulahi Axmed xusni oo wareysatay wasiirka warfaafinta galmudug Abshir Abdi Shiiqow