Golaha Wasiirrada Jubbaland Oo Dood Adag Ka Yeeshay Dagaalka Khawaarijta Al-Shabaab

547

Madaxweyne ku-xigeenka Dowlada Jubbaland Mudane Maxamuud Sayid Aadan ayaa maanta shir guddoomiyey Shirka todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirada Jubbaland.

Shirka ayaa inta badan diiradda lagu saaray howlgalka dhawaan ka bilaabanaya deegaanada Jubbaland ee lagu cirib tirayo cadowga khawaariijta ah ee banaystay dhiiga shacabka Soomaaliyeed.

Golaha Ayaa Dood Dheer ka Kadib Isku Raacay In Todobaadka Soo Socda La Bilaabi Doono Hawlgalka Khawaarijta Al-Shabaab Looga Xoraynayo Deegaanada Jubbaland