jubbaland oo bilawday wadatashiyo la xirriira hormarinta qorshayaal sanadeedka

690

Tababarkan oo ay soo qaban qaabisay wasaaradda qorsheenta ee Dowlad goboleedka Jubbaland ayaa loo qabtay qaar kamid ah shaqaalaha Wasaaradaha kala duwan ee  Dowlad Goboleedka  Jubbaland iyo Agasimayaal

Tababarkan Ayaa Ku Saabsana Qaabku Ugu Wanagsan ee Loo Diyaarin Karo Qorshayaasha Hormarineed Ee Wasaraha Jubaland

Qaar Ka Mid Shalaha Wasaradaha Jubaland Oo Goobta Ka Hadlay Ayaa Sheegay In Wajid ay Tahay In Lala Yimaado Qorsho Loogu Adeego Bulshada

Agaasimaha Guud ee Wasarada Waxbarashada Ee Jubbaland Maxamed Wali Xasan Ayaa Daah Furay Tababarkan Waxa Uu Shaqaalaha Kula Dardaarmay In Ay Muhiim Tahay In ka Fa.ideestan Tababarkan