Maamulka Gobolka Jubbada Hoose Oo Qabtay Kullan Looga Hadlaayay Xoreynta Deegaannada la isku Yiraahdo Joorre

540

Gudoomiyaha Gobolka Jubada hoose Cabdirashiid Cabdullaahi Gooni ayaa maanta kulan la qaatey qaar kamid ah dhalinyarada kasoo jeeda degaanada Joore, muhiimada kulanka ayaa ahayd sidi looga qayb qaadan lahaa xoreynta degaanada Joore iyo guud ahaan gobalka Jubada hoose intaba.

Kulanka ayaa ahaa mid daba socday shirar uu qorshohooda ahaa diyaar garowga xoreynta degaanada weli gacanta ugu jira nabad diidka Naf la caariga ah ee Al Shabaab.

Gudoomiyaha gobalka Jubada hoose Cabdirashiid Cabdullaahi Gooni ayaa faafahin ka bixiyay muhiimada kulanka iyo qodobadii looga hadlaaye.cod