Gudoomiye Aadan Madoobe Oo siyaasiyiinta koofur galbeed ugu Baaqay Shir guud November 19, 2022 518 Share on Facebook Tweet on Twitter Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo bulshada iyo siyaasiyiinta ugu baaqay shir dib u heshiisiin ah oo lagu xalinaayo tabashooyinka ka dhex jira bulshada ku dhaqan deegaanada maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya.