
Ayadoo ay maanta ku beegantahay maalinta caalamiga ah ee caafimaadka dhimirka adduunka ayaan Barnaamijka Madasha Barbaarta uga hadli doonnaa arrimo la xiriira caafimaadka dhimirka iyo waxyaalaha laga doonayo bulshada si ay u ilaaliyaan dadka qaba xanuunnada dhimirka.
Hoos ka dhageeyso Barnaamijka oo dhameystiran, Waxaa Soo Jeedinaya Cabdifataax Muudey