Itoobiya oo ka hadashay halka uu salka kuhayo duulaankii kooxdaAl-shabaab

565

Guddiga nabadgalyada ee Itoobiya ayaa maanta shaaciyay in dad ajaaniib ah, TPLF iyokooxdaSheneooka bar bardagaalanta al-Shabaab la dilayintiilagujirayhowlgalladalaguilaalinayonabadaiyoamaankaItoobiya.

Guddigan ayaa sheegay in bishiii nadhaaftay la qabtay howlo la taaban karo oo lagu xaqiijinayo nabadda iyo amniga heer Qaran.

Waxaa la xusuustaa in guddi-hawleedku ay maanta dib u eegiskusameeyeenxaaladahaamnigaqarankaiyagookaduulayakhatarihii la ogaadaybilihii la soodhaafayiyotaladii la soojeediyayee ah in la qaadotallaabosharci ah ookadhan ah argagixisadaiyokooxahahubaysansi loo ilaaliyonabaddaiyoxasilloonidaItoobiya.

LataliyahaRa’iisulWasaarahaItoobiyaeedhankaAmnigaQarankaRedwaanXuseenayaasheegay in ciidamadaamaankaItoobiya ay dileendagaalyahanoAjaanib ah, TPLF iyoSheneookatirsan Al-Shabaab.

“Tallaabooyinka ay qaadeenciidamadaammaanku, kooxahaargagixisada ah eeShene, TPLF iyomuwaadiniindalal kale oo la safan al-Shabaab ayaalaguburburiyay,” ayuuyirilataliyuhu.

Waxaa la xusay in in kabadan 800 oomaleeshiyaad ah ookatirsankooxdaargagixisada ah ee Al-Shabaab la dilayoo ay kujiraanmadaxdiiugusarreyseyeekooxdaargagixisada ah, sidalagusheegaybayaankasoobaxayCiidankaDifaacaQarankaJimcihii. Kooxdaargagixisada ah ee Al-Shabaab ooiskudayday in ay gudaha u soogashoBarigaItoobiyalagabilaabo 21-kii July 2022, waxaalaguguuleystay in la fashiliyodadaalwadajir ah oo ay sameeyeenciidamadaammaanka.

Redwaanwaxauusheegay in ay damacsanaayeeniskudayohalisku ah xuquuqdamuwaadinkaee ah in ay nabadkunoolaadaan, islamarkaanakhalkhalgaliyaannabaddaiyoamnigadalka.

“Weerarkii Al-Shabaab eebarigaItoobiya ma ahayn mid iskeed ah ookaliyaeewaxaakadambeeyayciidamobadanoomuwaadiniindalal kala duwani ay kaqeybqaateenweerarka. Sidoo kale, waxaajirayiskudayo ay ku lug lahaayeenxubnokatirsan TPLF iyoSheneoodalkagudihiisakayimidiyoajaanibaandhalashoahaanSoomaaliahayn, kuwaasooiyagunaku lug lahaaweerarka,” ayuuyidhiRedwan.

Wuxuuintaakudaray, “Waxaa la xaqiijiyay in muwaadiniintadalalkaderiska ah iyosidoo kale qaarka mid ah muwaadiniintadalalkareergalbeedka ay ku lug leeyihiin.

Lataliyahaamniguwaxauuaaminsanyahayarrintan in weerarkiidhawaankadhankaahaaItoobiyauuahaaisku day la sooagaasimaykaasookakoobnaadanojuqraafiyeediyodadaallolaguwiiqayodadaalkaItoobiya ay kuilaashaneeysomadaxbannaanideedasiyaasadeed.

Redwanwaxauutilmaamay in tani ay tahayisku day lagudoonayo in sinidaamsanlagucarqaladeeyodadaalka ay Itoobiyaugujirtohorumarintakheyraadkadabiiciga ah.

WasiirkaIsgaarsiintaItoobiya, Legese Tulu, ayaadhankiisasheegay in howlgalladalagasameeyaygoobaha ay kusuganyihiinkooxahahubeysaneeaancaadigaahayn, si loo ilaaliyonabaddaiyoammaankamuwaadiniinta.

Kooxda  Al-Shabaab ooiskudayday in ay gudaha u gashodowladdeegaankaSoomaalidaItoobiyaayaa dib loo garaacay, ayagoohowlgalkaasi kalakulmay jab xooggan,sidauuwasiirkuhadalkiisaraaciyay.

Major General Birhanu Bekele, oo ah madaxawaaxdawarfaafintaeeciidamadadifaacaItoobiyaayaasheegay in la raacayojihada ay dajiyeengolahaamaankaqaranka, isagoosheegay in shaqooyincajiib ah la qabtaysinabadlooguheloItoobiya.