Ciraaq oo Golaha Ammaanka u gudbisay dacwadkadhan ah DuqeymahaTurkiga

707

Uguyaraansagaalqofoorayid ah oo ay kujiraanhaweeniyocarruurayaakudhintay, 23 kalenawaa ay kudhaawacmeenweeraruuTurkigukuqaadaygobolkaKurdistaan ​​eewaqooyigaCiraaq.

DadkakuwaxyeeloobayduqeymahaTurkigawaxaaka mid ahaadalxiisayaalCiraaqi ah oo u yimidtuuladabuuraleyda ah eeBarakheedegmadaZakhosi ay uganafisaankulaylkakoonfurtadalkaasi.

Baqdaadayaasidegdeg ah u weerartay Ankara waxaynadacwad u gudbisaygolahaammaankaeeQaramadaMidoobay.

Ra’iisulWasaare Mustafa Kadhimiayaaxaqiijiyay in dalkiisauuxaqbuuxa u leeyahay in uukajawaaboweerarradaTurkigaaynaqaadidoonaandhammaantallaabooyinkalagamamaarmaanka ah si ay u difaacaandadkooda.

“CiidamadaTurkigawaxay mar kale kukaceenxad-gudubbareer ah ookadhan ah madax-banaanidaCiraaq,” ayuuyiriKadhimi, isagoocambaareeyaywaxyeelada loo geystay “noloshaiyoammaanka” muwaadiniintaCiraaq.

Ra’iisulWasaarahaayaaugadigayTurkiga in Ciraaq ay xaq u leedahayinaykaaargoosato,” isagookutilmaamaymadaafiicda “xadgudubqaawan” ookadhan ah madax-bannaanida.

Dhanka kale, hogaamiyahadhaqdhaqaaqaSadrist, Muqtada al-Sadr, ayaasheegay in ay nasiibdarrotahayin Turkigauusibareer ah u weerarayCiraaq, sababtoo ah waxayaaminsanyihiin in jawaabtakaliya ay noqondoontocambaareyntaWasaaraddaArrimahaDibadda.

Sadr waxauusoojeediyay in la dhimomatalaaddadublamaasiyadeed, in la xidhogaroomadadiyaaradahaiyoisgoysyadadhulka, in dacwaddaQaramadaMidoobay loo gudbiyodariiqyorasmi ah, iyo in la joojiyoheshiiskiiammaankaeeTurkiga, haddiiaanayballanqaadin in aanayduqayndoonindhulkaCiraaq.

WakaalladdaWararkaCiraaqayaasheegtay in Ciraaq ay GolahaAmmaanka u gudbisaycabasho la xiriirtagardaradaTurkiga, waxaynaintaakudartay in Baqdaad ay bilowdaytallaabooyindhowr ah oolagujoojinayoweerarkaTurkiga.

Ilo-wareedkatirsanWasaaraddaDifaacaTurkigaayaa u sheegaywakaaladdawararkaee France ee (AFP) in aysanjirin wax war ah ooxaqiijinayaamatilmaamaya in bambaanooyinlaguweeraraygoobtan.

MadaxagobolkaZakho, Mushir Bashir, ayaa u sheegaywakaaladawararkaee AFP in Turkigauulaba jeer garaacaytuulada, isagoointaakudaray in dhibanayaasha loo qaadayisbitaallada. Waxauukudhawaaqay in la sameeyayguddisoobaarasida ay wax u dhaceen.