Israa’iil oo diyaar garow oogu jirta doorashadii shanaad muddo saddex sano

634

sraa’iil ayaa qabanaysa doorashadii shanaad muddo saddex sano gudahood ah ka dib markii ra’iisul wasaare, Naftali Bennett, uu sheegay in uu xilka ka tagayo uuna kala diri doono baarlamaanka toddobaadka soo socda.

Wasiirka arrimaha dibadda, Yair Lapid, ayaa xilka sii hayn doona ilaa inta codbixintu ka dhacayso, taasoo la filayo inay dhacdo bisha Oktoobar.