Dhagayso:Barnaamijka Madasha Dhalinyarada oo looga hadlaayo Xalinta Khiilaafadka iyo Nabada

956

Barnaamijka Madasha Dhalinyarada waxaa maanta looga hadlayaa xalinta khilaafadka Bulshada iyo Nabada,waxaana marti ku ah 12 dhalinyaro ah oo kala socda dhalinyarada magaalada Kismaayo,kuwa xeryaha qaxootiga Dhadhaab ka soo laabtay iyo kuwa ku jira xeryaha dalka gudihiisa lagu barakacay.

Barnaamijkaan waxaa taabagaliyey Gudiga barakacayasha iyo dadka soo laabanaya ee Jubbaland(JRIA) oo gacan ka hellaysa hay’adda Iskaashiga Jarmalka GIZ.

Barnaamijka waxaa soo Jeedinaysa Wariye Amaal Cawil Maxamuud