Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo kulan la qaatay madaxweynihii hore ee dalka Shariif Sheekh Axmed

838

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta kulan la qaatay madaxweynihii hore ee dalka Xildhibaan Shariif Sheekh Axmed .

Kulankaan labada masuul ayaa ahaa mid looga hadlayey xaaladda dalka uu ku jiro iyo sidii la iskaga kaashan lahaa in dalka laga gudbiyo xilligaan kala guurka ah,waxana sidokale qayb ka kulanka masuuliyin katirsan Dowladda