Shacabka Magaalada kismaayo oo soo dhaweeyay goaankii Raiisul wasaare Rooble uu ku amray ka cayrinta dalka Wakiilka Midowga Afrika

707

Xukuumadda Soomaaliya ee uu hoggaamiyo Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa waxaa ay u aqoonsatay Wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya Danjire Francisco Madeira in uu yahay shakhsi aan dalka laga rabin kuna lug yeeshay arrimo ka baxsan shaqadiisa Wakiilka Midowga Afrika.

Hadaba waa kuwan qaar kamida dadwaynaha magaalada kismaayo oo ka aragti dhiibtay arinkaasi.

Waxaa soo jeedinaya Cabdi Fataax Cali Daljir