
Waxaa saakay aroortii hore si rasmiya u bilaabatay codboxinta doorashada qof iyo cod ee golaha deegaanka degmooyinka Qardho, Eyl iyo Ufeyn.
Xilli horeba waxaa la buux dhaafiyey safafka, waxaana line dheer loogu jiraa sidii muwaadiniinta ay codkooda u bixin lahaayeen, una dooran lahaayeen dadkii matali lahaa.
Goobaha codbixintu ayaa lagu wadaa in ay soo xirmaan i 6da maqribnimo haddii alle idmo.


![Dhagayso: Fariin Wacyigelin ah oo ku Saabsan Ramadaan-ka [afternoon]](https://radiokismayo.so/wp-content/uploads/2026/03/iftar-696x337-1-218x150.jpg)







