Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa ka qeyb galay shirka madasha wadatashiga qaran ee arimaha Doorashooyinka oo maanta ka furmay Magaalada Muqdisho ee Caasimada dalka.
Shirkan oo socon doona maalmaha soo socda waxaa diirada lagu saaraya sidii loo dardar galin lahaa howlaha doorashooyinka ee dalka ka socda.