Dhageeyso Barnaamij: Sidee naftaada uga ilaalin kartaa COVID19

72

Barnaamijkan oo ay taabogelinayso hay’adda CARE ayaa waxaa loogu kuurgalayaa halista COVID19, wacyiga bulshada ku dhaqan magaalada Kismaayo ee ku aadan sida ay naftooda uga ilaaliyaan cudurka, waxaa sidoo kale Warreysi la yeelannay mid kamid ah dhaqaatiirta kahowlgasha isbitaallada gaarka loo leeyahay ee magaalada Kismaayo.

Hoos ka dhageeyso Barnaamijka