
Barnaamijkan oo ah qeybtiisii labaad ayaa waxaa todobaadkan diiradda lagu saarayay dhibaatooyinka ay wajahaan haweenka da’da yar ee ay waalidiintu u guuriyaan ayaga oo aan qaan-gaarin amaba u diyaarsanayn masuuliyadda reerka.
Barnaamijka waxaa Marti ku ah Dr. Maxamed Cali Xasan (Kaastaro).

![Dhagayso: Fariin Wacyigelin ah oo ku Saabsan Ramadaan-ka [afternoon]](https://radiokismayo.so/wp-content/uploads/2026/03/iftar-696x337-1-218x150.jpg)






