Ra’iisul wasaare XFS mudane Xasan Cali Kheyre iyo wafdi uu Hogaaminayo ayaa maanta soo gaaray magaalada kismaayo
Waxaana garoonka diyaaraha ku soo dhaweyay madaxwenaha Dowlad Goboleedka jubbaland mudane axmed maxamed islaam
Waxaa sidoo kale ka qayb galay soo dhaweynta masuuliyiin iyo Qeebaha kale ee bulshada
Iyadoo lagu wado Ra’iisul wasaraha in goob fagaaro ah kula hadlo Shacabka magaalada kismaayo ayna shacabka ku sugan yihiin Isgooska aargada ee magaalada kismaayo