QM oo shegatay in Milaayiin Dollar ay ku bixineyso Nabadda Soomaaliya

1304

Qaramada Midoobay ayaa lagu wadaa in ay Todobaadka soo socda billowdo Sanduuqa dhismaha nabadda ee Soomaaliya, kaasoo ay ku bixi doonto 30 Milyan oo Doollarka Maraykanka ah.

Hawl-galka Qaramada Midoobay ee Taageerada Soomaaliya (UNSOM) ayaa Khamiistii shalay shaaca ka qaaday si loo caawiyo dedaallada nabadeed ee ka jira Soomaaliya in la fulin doono mashaariic ay ka mid yihiin qorshaha horumarinta Qaranka iyo dhismaha dib u heshiisiinta.

Qaramada midoobe ayaa waxa uu taageerayay socodka nabada soomaaliya tan iyo 2009 isgaga oo sanduuqeeda  taakuleynta ay ku yaboohday ku dhawaad 45 milyan oo dollar kuwaa oo lagu fulinayo mashqruucyo kala duwan