
Halkan ka dhageeyso Barnaamijka Nabadda iyo Dhalinyarada ee ka baxa Radio Kismaayo, Codka Jubbaland.
Barnaamijka waxa uu baxaa maalin kasta oo Khamiis ah abaare 3:00 galabnimo.
Todobaadkan waxaa looga hadlay, doorka dhalinyarada ay ka qaadan karaan Nabadda iyo dib usoo celinta hannaanka horumarineed eee degmooyinka Jubbaland.