- Wasiirka deegaanka Jubbaland oo KDF kala hadlay iskaashiga ilaalinta deegaanka iyo diyaar-garowga khataraha El Niño
- Madaxweynaha Jubbaland oo qaabilay taliye ku-xigeenka qaybta labaad ee howlgalka AUSSOM.
- Wasaaradda cadaaladda Jubbaland oo soo xirtay kulan lagu xoojinayey awoodda hay’adaha maamulka, garsoorka iyo booliska
- Wasiir Ku-xigeenka Caafimaadka Jubbaland oo xilka ukala wareejiyay isku-duwihii hore ee caafimaadka gobolka Jubbada hoose iyo kan cusub.
- Wasiirka tamarta iyo kheyraadka biyaha Jubbaland oo xarunta wasaaradda ku qaabilay wafdi ka socday ECHO iyo UNICEF
- Wasaaradda deegaanka Jubbaland oo abaalmarinno iyo shahaadooyin mahadcelin ah guddoonsiisay masuuliyiintii ka qayb qaatay diyaarinta qorshayaasha maareynta dhulka
- Wasaaradda Caafimaadka Jubbaland oo xilalka u kala wareejisay Isku-duwaha cusub ee Caafimaadka Degmada Dhobley iyo kii hore.
- Wasaaradda deegaanka Jubbaland oo Jirole ku qabatay tababar ku saabsan maareynta waarta ee dhulka iyo ilaalinta deegaanka.

