
Madaxweynaha Dowladda Jubalana, Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa ka tacsiyeeyay geerida ku timid Alle ha u naxariistee S/Guuto Maxamuud Axmed Geescade, oo ku geeriyooday magaalada Nairobi ee dalka Kenya.
Madaxweynuhu wuxuu marxuumka Alle uga baryay inuu Jannatul Firdowsa ka waraabiyo, qoyskiisa, ehelkiisa iyo guud ahaan shacabka Soomaaliyeedna samir iyo iimaan ka siiyo.
Innaa Lillaahi Wa Innaa Ileyhi Raajicuun

![Dhagayso: Fariin Wacyigelin ah oo ku Saabsan Ramadaan-ka [afternoon]](https://radiokismayo.so/wp-content/uploads/2026/03/iftar-696x337-1-218x150.jpg)







