
Dhageystayaal kusoo dhowaada barnaamij gaar ah oo aan ugu hadlayno nabad-dhiska,
Barnaamijkan waxa uu diiradda saarayaa doorka nabaddu ku leedahay horumarka bulshada, wada noolaanshaha, iyo xasilloonida guud ee deegaannada Jubbaland,
Waxaan barnaamijkan lagu falanqeeyay arrimaha la xiriira ka hortagga colaadaha, xallinta khilaafaadka, iyo sidii bulshada dhexdeeda loogu dhisi lahaa isfaham iyo kalsooni.

![Dhagayso: Fariin Wacyigelin ah oo ku Saabsan Ramadaan-ka [afternoon]](https://radiokismayo.so/wp-content/uploads/2026/03/iftar-696x337-1-218x150.jpg)







