Dhageyso: Haa’yadda SWSC oo kaashanaysa Haa’yadda Saferworld ayaa qabatay dood wacyigelin ah

0
1355

Haa’yadda SWSC oo kaashanaysa Haa’yadda Saferworld ayaa qabatay dood wacyigelin ah oo looga hadlay digniinaha xilliga hore ee khataraha iyo ka jawaabista deg-degga, taas oo ah system bulshada ay kaga hortagto dhibaatooyinka inta aysan waxyeello weyn gaysan.