
ku soo dhawaada Barnaamijka isbadalka cimilada oo todobaadkaan looga hadlayo mowdhuuc ku saabsan oo ku saabsan sida hay’aduhu u wadaagaan xogta dhibanaha marka uu la kulmo Rabshadaha jinsiga
Barnaamijka waxaa iska kaa shanaya Radio kismayo iyo Hay’adda Lutheran World Federation – LWF iyo Brot für die Welt (bread for the world)

![Dhagayso: Fariin Wacyigelin ah oo ku Saabsan Ramadaan-ka [afternoon]](https://radiokismayo.so/wp-content/uploads/2026/03/iftar-696x337-1-218x150.jpg)





