Dhageeyso Barnaamij looga hadlayo Faa’iidada Naasnuujinta iyo Kooriimaha caafimaadka qaba ee Carruurta

0
886

Barnaamijkan oo uu marti ku yahay Dr. Maxamuud Xasan Xirsi ayaa diiradda lagu saaray Nafaqada ilmaha marka uu caloosha galo ilaa 1000-ka Maalmood.

Hoos ka dhageeyso Barnaamijka oo dhameystiran.

BARNAMIJKA NAASNUUJINTA XASAN NUUR 22.082023